Dhageeyso:-Ahlusunna oo Ethoipia Hanjabaad u Dirtay''Xasuuqa Balli Dhiig Dhagaha lagama Fureeysan Karo''

0
Saturday May 30, 2015 - 07:55:25 in Wararka by
  • Visits: 1412
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageeyso:-Ahlusunna oo Ethoipia Hanjabaad u Dirtay''Xasuuqa Balli Dhiig Dhagaha lagama Fureeysan Karo''

    Xili Wali Dagaallo Qarar ay ka Socdaan Xad ay Wadaagaan Dalalka Soomaliya iyo Ethoipia Kuwaasi oo u Dhaxeeya Dadka Deegaanka iyo Ciidamo Xoogan oo ka Tirsan Ethoipia ayaa Waxaa Arinkaasi ka Hadlay Maamulka Ahlusunna

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xili Wali Dagaallo Qarar ay ka Socdaan Xad ay Wadaagaan Dalalka Soomaliya iyo Ethoipia Kuwaasi oo u Dhaxeeya Dadka Deegaanka iyo Ciidamo Xoogan oo ka Tirsan Ethoipia ayaa Waxaa Arinkaasi ka Hadlay Maamulka Ahlusunna


Xasan Cabdi Cali oo ka Mid ah Xubnaha Sar Sare Ee Ahlusunna ayaa sheegay in ay aan loo Dulqaadan karin Islamarkaan an Dhagaha la Fureeysan karin Xasuuqa Dadkaasi Maatida ah

Ciidamadda new Police ayaa waxaa uu Saragaalkaani ka Tirsan Maamulka Culuma’udiinka ahlusunna Ugu Baaqay in ay ka Baxeen Deegaandaasi oo Ay dadka Shacabka ah ku Xasuuqayaan

Dowladda Ethoipia ayaa waxaa uu ugu Baaqay Sargaalkaani in ay Dhaafto Xasuuqa ay ku heeyso Dadka Shacabka ah Ee Deegaanadda Balli Dhiig iyo Lowbaar Deggan Ee Lagu Soo Duulay

Maamulka Dowladda Degaanka Soomaalidda oo ay si Toos Ah Ugu Amar Qaataan Ciidamadaani dadka Shacabka ah ku Xasuuqaayo Gobolka Gal-gaduud ayuu ugu Baaqay in ay Kalla Baxdo Ciidankaasi

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip