
0
Waxa uu sheegay in Ciidamada AMISOM ee ku sugan deegaanada Shalaanbood iyo Buufoow ay waddan qorshe ay halkaas ku faaruqinayaan.
Waxa uu intaas ku daray Guddoomiyaha Degmada Owdhiigle ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aweys Abuukar in uu san garaneynin sababta ka danbeysa in Ciidamada AMISOM ay isaga baxan deegaanno horay looga xureeyay Al-shabaab.
Shalay ayey aheyd markii Ciidamada Dowladda iyo kuwa midowga Africa AMISOM ay faaruqiyeen degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391872
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83887
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67727
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55282
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53759
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50157
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44098
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43416
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38211
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37982
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1408
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1810
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1677
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1507
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1554
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1486
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1491
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 1919
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1831
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1656
Guddoomiyaha Degmada Owdhiigle Oo Ka Hadlay Ka Bixitaanka Ciidanka Huwanta Ah
Guddoomiyaha Degmada Owdhiigle Ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aweys Abuukar ayaa Ciidamaada Midowga Africa AMISOM ku eedeyay in Gacanta ay u galinayaan deegaanno horay looga saaray Al-shabaab.