Ciidamada Dowlada oo albaabada isugu dhuftay idaacad kasbatay dhagaha shacabka

0
Thursday July 30, 2015 - 00:56:07 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Dowlada oo albaabada isugu dhuftay idaacad kasbatay dhagaha shacabka

    Wararka ka imaanaya Degmada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska Ee Magaaladaasi ay Xireen Idaacada Hiiraan weyne oo Magaalada ku taala.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Degmada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska Ee Magaaladaasi ay Xireen Idaacada Hiiraan weyne oo Magaalada ku taala.

Qaar kamid ah wariyaasha Idaacada oo aan la xariirnay ayaa sheegay in aan la ogeyn Sababta loo xiray,balse Amarka lagu xiray uu bixiyay Taliyaha Ciidamada Booliska Baledweyne Cali-dhuux Mahad Alle.

Wariyaasha ayaa sheegay in aysan galin wax Danbi ah oo keeni kara in Idaacada la Xiro islamarkaana Arrintu ay u muuqato Mid handadaad ah.

Taliska Booliska Baledweyne wali wax War ah kama soo saarin Xariga Idaacada Hiiraan-weyn ee ka howlgashay Magaaladasi.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip