Tacsi, Marxuum Cabdulle Maxaa Nuur oo dadka warsheekh oo dadka reer warsheekh uyaqiineen Cabdulle diyaar oo geeriyooday.

0
Sunday May 31, 2015 - 14:20:57 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1747
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi, Marxuum Cabdulle Maxaa Nuur oo dadka warsheekh oo dadka reer warsheekh uyaqiineen Cabdulle diyaar oo geeriyooday.

    Allaah unaxariiste waxa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya kugeeriyooday Marxuum Cabdulle Maxaa Nuur oo dadka reer warsheekh uyaqineen Cabdulle Diyaar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaah unaxariiste waxa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya kugeeriyooday Marxuum Cabdulle Maxaa Nuur oo dadka reer warsheekh uyaqineen Cabdulle Diyaar.

Dhimashada Marxuumka kutimid ayaa waxa looga tacsiyeenaa dhamaan ehelka iyo qaraabada uu ka geeriyooday Marxuum Cabdulle Diyaar iyadoo sidoo kalena looga tacsiyeenayo guud ahaan dadka reer warsheekh oo marxuumka mudo aad ufog uu deganaa degmadaasi.

Allaah Unaxariistee Cabdulle Maxaa Nuur (Cabdulle diyaar) ayaa sidoo kale waxa aad loogu xasuustaa mudadi dheereed oo marxuumka usoo qidmeyay sheekha wiliga ahaa Sheekh C-raxman Sheekh Cumar oo kamid ahaa qudumada ka qidmeen jirtay Mowlaca Sheekha.

Bahda Shabakada Warsheekh oo isku duuban waxey dhambaal tacsi ah udirayaan ehelka iyo qaraabadi uu ka geeriyooday Marxuumka , waxeyna Alle uga baryeen marxuumka inuu janadi Fardowso ka waraabiyo.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileehi Raajicuun.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip