Dowladda Soomaaliya oo kenya Canan Kalla Dul Dhacday iyo Kenya oo Gudaha soomaaliya

0
Wednesday June 03, 2015 - 09:55:17 in Wararka by
  • Visits: 849
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo kenya Canan Kalla Dul Dhacday iyo Kenya oo Gudaha soomaaliya

    Xili Dhawaan Dowladda kenya ay Bilaawday Dhismaha Darbi dheer oo Kalla qeeybiya Xadka ay Wadaagaan Dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa Waxaa soo Baxayay Warar sheegaaya in ay kenya Waddo Dhul Badsi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xili Dhawaan Dowladda kenya ay Bilaawday Dhismaha Darbi dheer oo Kalla qeeybiya Xadka ay Wadaagaan Dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa Waxaa soo Baxayay Warar sheegaaya in ay kenya Waddo Dhul Badsi
Dowladda Federaalka ah Ee Soomaaliya ayaa Arinkaasi Markii Ugu Horeeysay ka Hadashay Iyadoo ku Tilmaamtay Mid aan Loo Dulqaadan Doonin Xad gudubkaasi

Wasiirka Wasaaradda Amniga Somaliya, C/risaaq Cumar Maxamed oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inaanu jirin dal ku soo xadgudbi kara xuduuda Somaliya, hal taako oo ka mid ah.

"Xukuumadda Somaliya waxay aaminsan tahay in wadan jaar nala ah uusan ku soo xadgudbi karin xuduuda wadanka Somaliya. Hal taako uma ogolaanayno cid ku soo xadgudubto xuduuda wadanka Somaliya.” Ayuu yiri Wasiirka.

Cabdi Risaaq Cumar Maxamed ayaa Waxaa uu Dowladdda Kenya Ugu Baaqay in aanna darbi la dhiso Amaanka kenya Lagu Suggi Karin ''

"Arrinta ku saabsan dhisidda darbiga ay Dowladda Kenya qorsheynayso inay jirto, waxaan aaminsanahay inuusan waxba ka tareynin suggida amniga.”

Sidoo kalle Waxuu Yiri"Waxaan aaminsanahay inuu dhibaato badan abuuraayo, mana aha wado ama tallaabo sax ah, oo loogaga hortaggi karo amni darada ay wadaan Shabaab.”

kenya ayaa waxaa la sheegay in ay Dalka soomaaliya Gudaha usoo Gashay 7 Km Gaar ahaan Gobolka Gedo

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip