Dhageeyso:-Wasiirka Arimaha Gudaha oo Taageeray Xildhibaanadda Baarlamaanka soomaaliya

0
Thursday June 11, 2015 - 09:30:36 in Wararka by
  • Visits: 781
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageeyso:-Wasiirka Arimaha Gudaha oo Taageeray Xildhibaanadda Baarlamaanka soomaaliya

    Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Dowlada Federaalka Somalia C/raxmaan Odowaa oo la hadlay V.O.A-da Laanteeda Afka Soomaliga ah ayaa ka hadlay Arimo Badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Dowlada Federaalka Somalia C/raxmaan Odowaa oo la hadlay V.O.A-da Laanteeda Afka Soomaliga ah ayaa ka hadlay Arimo Badan.

Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Somalia ayaa ka hadlay halka uu marayo Shirka Maamul u sameeynta G/Dhexe uu hareeyay buuq waxaana uu sheegay in meel wanaagsan uu shirka Marayo.

Cabdiraxamaan Maxamed Xusseen Odawaa Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya Waxuu Carabka Ku adkeyay in Kolkii Hore Baarlmaanka Maamulka Jubbalabd uu Sharci Daro ahaa

Sidoo kale wasiir Odowaa ayaa ka hadlay go’aankii dhowaan baarlamaanka Somalia ay ku kala dareen Baarlamaanka Maamulka Jubba isga oo sheegay in go’aankaasi ay gaareen Baarlamaanka Somalia.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip