Dhageeyso:-Amisom oo Ka warbixisay Weerarkii Askarta Badan looga dilay

0
Friday June 26, 2015 - 14:20:56 in Wararka by
  • Visits: 1637
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageeyso:-Amisom oo Ka warbixisay Weerarkii Askarta Badan looga dilay

    Afhayeenka Ciidamada AMISOM Paul Njuguna oo la hadlay Idaacada Shabelle ee Magalada Muqdisho ayaa sheegay in weerar xoogan saaka lagu soo qaaday fadhiisin ay Ciidamada AMISOM ku leeyihiin degaanka Leego ee gobalka Shabellaha hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Ciidamada AMISOM Paul Njuguna oo la hadlay Idaacada Shabelle ee Magalada Muqdisho ayaa sheegay in weerar xoogan saaka lagu soo qaaday fadhiisin ay Ciidamada AMISOM ku leeyihiin degaanka Leego ee gobalka Shabellaha hoose.

Paul Njuguna oo hadalkiisa sii wata aya xusay in ay iska difaceen dagalyahano ka tirsan Dhaq dhaqaaqa Soomaaliya oo weerar culus ku soo qaaday fadhiisinka Ciidamada Burindi ee degaanka Leego.


" Waxa saaka weerar gaadma ah lagu qaaday fadhiisin AMISOM ay ku leedahay Leego, ciidamade ku sugnaa halkaasna way isdifaceen, howlgalkuna wali waa mid socda wixii soo kordhana dib ayaan ka soo gudbin donaa "

sidaasi waxaa yiri afhayeen u hadlay AMISOM. Dhanka kale dhaq dhaqaaqa Soomaaliya ee weerarka qaaday ayaa sheegtay in dagaalkaasi ay ku dileen ku dhawaad 50 askari oo AMISOM ka tirsan iyagoo sidoo kale sheegay in ay dab qabad siyeen gadiid dagaal oo AMISOM ay lahayeen.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip