Wararka Aanu ka heleeyno Dalkaasi itoobiya Gaar ahaan magaalada jig-jigo ee xarunta dowladda degaanka soomalaidda itoobiya ayaa waxaa ay sheegayaan in uu mar kalle madaxweyne cabdi maxamuud cumar ku guuleeystay in uu xilkaasi sii haayo
Cabdi Maxamud Cumar oo ku guuleystay hogaanka DDSI ee shanta sano ee Soo socota. Golaha dhexe ee Xisbiga ESPDP ayaa si rasmi ah u shaaciyay dhismaha Xukuumada Cusub ee shanta sano ee soo socota.
Waxaayna kala yahiin sidatan.
1- Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar
2-Afhayeenka Baarlamanka DDSI Mudane Maxamed Rashiid Isaaq.
3- Hanti Dhowrka Guud Ee DDSI Mudane Aadan Kuusow.
3- Saddexda Madaxwayne Kuxigeen Oo Kala Ah 1, Mudane Cabdixakiin Cigaal Ahna Wasiirka Horumarinta Magaalooyinka Iyo Warshadaha DDSI 2-Mudane Mowliid Haayir Ahna Wasiirka Waxbarashada, Marwo Sucaad Axmed Faarax Ahna Wasiirka Wasaarada Beeraha DDSI.
Maamulka Dowladda Degaanka Soomaalidda Itoobiya ayaa Waxaa uu sanadahii Danbe Sameeynayay Hormaro Balaaran
Dhawaan Marqaanmedia Ka Fillo Muuqaallo iyo Dhageeyso ku Saabsan Warkaani
Cabdi Maxamuud Cumar oo Mar Kalle la Doortay