War Deg Deg ah Cabdikariin Xusseen Gulleed oo ku Guuleeystay Xilka Madaxtinimo Ee Gal-mudug

0
Saturday July 04, 2015 - 13:08:41 in Wararka by
  • Visits: 1602
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah Cabdikariin Xusseen Gulleed oo ku Guuleeystay Xilka Madaxtinimo Ee Gal-mudug

    Cabdikariin Xusseen Gulled oo Horay usoo Noqday Wasiirka Arimaha Gudaha Xukumadda Federaalka ah Ee Soomaaliya ayaa ku Guuleeystay Doorashadda Madaxtinimadda Maamulka Gal-mudug

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdikariin Xusseen Gulled oo Horay usoo Noqday Wasiirka Arimaha Gudaha Xukumadda Federaalka ah Ee Soomaaliya ayaa ku Guuleeystay Doorashadda Madaxtinimadda Maamulka Gal-mudug

Doorashadda oo ay u Tartamayeen Ilaa 6 Musharax ayaa Waxaa Wareegga Labaad usoo Gudbay Sedax Musharax Kuwaasi oo kalla ah

cabdi Kariin Xusseen Guuleed

Tani ayaa Waxaa ay ka dhigan tahay Guul uu Gaaray Xisbigga Dam-Jadiid
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip