Agaasimihii Madaxtooyada Oo Xilka Laga Qaaday & Mid Cusub Oo La Magacaabay

0
Monday March 20, 2017 - 15:54:37 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1786
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimihii Madaxtooyada Oo Xilka Laga Qaaday & Mid Cusub Oo La Magacaabay

    Axmed Xaaji Shadoor Maxamuud oo ahaa Agaasimihii Warfaafinta ee Madaxtooyadda Villa Soomaalia ayaa maanta xilka laga qaaday, kadib, markii uu Madaxweyne Farmaajo soo saaray Amarkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axmed Xaaji Shadoor Maxamuud oo ahaa Agaasimihii Warfaafinta ee Madaxtooyadda Villa Soomaalia ayaa maanta xilka laga qaaday, kadib, markii uu Madaxweyne Farmaajo soo saaray Amarkaasi.

Shadoor Xaaji Shadoor oo xilkaasi soo haayay tan iyo Dowladdii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay in lagu bedelay Agaasime cusub oo lagu magacaabo C/nuur Maxamed Axmed oo ka mid ahaa dadkii kaalinta ka qaatay Ololaha Doorashadda ee Madaxweyne Farmaajo.

Dhinaca kale, Madaxii Borotokoolka ee Madaxtooyadda, Siyaad Maxamuud Shire waxaa lagu beddelay Mas’uul cusub oo lagu magacaabo C/llahi Yuusuf.

Waxaa kale oo la filaya in dhawan xilk laga qaado Agasimihii KMG ee Madaxtooydda, Ambassador Cli Fiqi, kaasi oo la hadal-hayo inuu Wasiir ka noqonayo Xukuumadda Cusub ee Federaalka Soomaaliya ee dhawan lagu dhawqi doono.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip