DEG DEG:-Shariif Xasan oo xilka Madaxweynenimo iska casilay

0
Wednesday November 07, 2018 - 17:47:54 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1245
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Shariif Xasan oo xilka Madaxweynenimo iska casilay

    Madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goordhow Magaalada Baydhabo kaga dhawaaqay in uu iska casilay xilkii Madaxweynenimo ee Koonfur Galbeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goordhow Magaalada Baydhabo kaga dhawaaqay in uu iska casilay xilkii Madaxweynenimo ee Koonfur Galbeed.

Shariif Xasan ayaa Warqada uu isku casilay waxaa Warbaahinta u Akhriyay Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed Xasan Maxamed (Ugaas Xasan), waxaana xilka si KMG ah u haaynaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye.

Sababta ayuu ku sheegay Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan is casilaada in tahay inta badan Xildhibaanadii koonfur oo Muqdisho la geeyay,isla markaana Dowlada Soomaaliya ay awood adeegsatay..



Wixii kusoo kordha Wararkan halkaan kala soco insha allaah.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip