Dhageeyso:-Puntland oo Afka Furatay ka dib Guushii C/Kariin Guuleed

0
Saturday July 04, 2015 - 15:22:28 in Wararka by
  • Visits: 1718
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageeyso:-Puntland oo Afka Furatay ka dib Guushii C/Kariin Guuleed

    Go'aano kala duwan ayaa kasoo baxay shir maantay oo sabti ah ay wada qaateen wasiirka amniga Maamulka Puntland Cabdi xirsi Cali Qarjab iyo taliyayasha kala duwan ee laamaha ammaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Go'aano kala duwan ayaa kasoo baxay shir maantay oo sabti ah ay wada qaateen wasiirka amniga Maamulka Puntland Cabdi xirsi Cali Qarjab iyo taliyayasha kala duwan ee laamaha ammaanka.


Wasaaradda amniga ayaa mamnuucday in gaadiidka dagaalka lala dhexmaro magaalooyin dhexdooda, Waxaa kale oo go’aano adag lagasoo saaray hubka sharci darrada ah, gaadiidka isticmaala bacaha madow iyo kuwo taargo la’aanta ah.


Wasiirka amniga Puntland ayaa sheegay shirkaan inuu yahay midkii ugu horeeyay ee uu la qaato taliyayasha ciidamada Puntland, isagoo sheegay muhiimadu inay tahay in la iska kaashado adkaynta amniga.

Qarjab ayaa sheegay Puntland in aysan maanta ubaahnayn in carqalad la galiyo ammaankeeda.Waxaana uu tusaale ahaan usoo qaatay shirka ka socda Cadaado ee lagu sheegay in maamul loogu sameyay Galgaduud iyo Mudug.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip