Ra'iisul wasaaraha oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay ciidul fitriga

0
Thursday July 16, 2015 - 22:29:36 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul wasaaraha oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay ciidul fitriga

    Ra'iisul wasaaraha xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa munaasabadda curashada bisha shawaal ee ciidul fitriga ugu hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed, waxaana uu intaa ku daray in Ummadda loog

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaaraha xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa munaasabadda curashada bisha shawaal ee ciidul fitriga ugu hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed, waxaana uu intaa ku daray in Ummadda looga fadhiyo inay isu gurmadaan.

"Waxaan Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa bilashada 1-da shawaal ee ah maalinta kowaad ee ciidul fitriga ayaa bulshada ka codsaday in ay isgar gaaraan oo ay bulshada tabaaleysan wax u qabtaan” ayuu yiri Ra’iisul wasaare Cumar.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip