URUR GOBOLEDKA IGAD OO KU WAJAHAN MAAGALDA DHUUSOMAREEB

0
Tuesday July 21, 2015 - 11:24:13 in Wararka by Maxamud Sh: Axmed
  • Visits: 1373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    URUR GOBOLEDKA IGAD OO KU WAJAHAN MAAGALDA DHUUSOMAREEB

    Wararka aan kaheleyno Magaalada Dhuusomareeb ayaa sheegaya in halkaasi ay garaan Urur Goboleedka IGA.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan kaheleyno Magaalada Dhuusomareeb ayaa sheegaya in halkaasi ay garaan Urur Goboleedka IGA.

IGAD ayaa doonaya in wadahadal iyo is fahan lagu dhameeyo Khilaafka u dhaxeeya Ururka Ahlu Sunna iyo Maamulka Cusub ee Galmudug, waxaana warar soo baxaya sheegayaan in laga yaabo in wadahadalada ay ka qeyb galaan ayna tagaan Dhuuso Mareeb xubno matalaya Galmudug.

Wafdigaan ayaa ku dadaalaya in dib u eegis lagu sameeyo heshiisyadii Ahlu Sunna iyo Dowlada wada galeen oo markii dambe bur buray, waxa uuna ururku cadaadis ku saarayaan maamulada in ay Nabad iyo wadahadal wax ku raadiyaan.

Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa madaxweyne udoortay Cabdikariim Xuseen Guuled. Sidoo kale Maamulka Ahlu Suna ayaa iyagana doortay Madaxweyne cusub. Waxaana lagu wada in waan waan lagu xaliyo qilaafka labada maamul ee kawada jira halkaasi.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip