(Daawo Sawiro)Xarunta Miina Baarista Boliiska Soomaliyed Oo Xariga Laga Jaray

0
Wednesday August 12, 2015 - 09:03:09 in Wararka by Warsheekh Media
  • Visits: 1870
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Daawo Sawiro)Xarunta Miina Baarista Boliiska Soomaliyed Oo Xariga Laga Jaray

    Munaasabaddan xariga looga jarayay xarun cusub oo ay yeelanayaan ciidamada booliska ee qeybta miino baarista u qaabilsan, waxaa ka qeyb galay Wasiirka Amniga gudaha, taliyaha ciidanka booliska, qeybaha kala dwuan ee ciidanka booliska, saraakiil kale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabaddan xariga looga jarayay xarun cusub oo ay yeelanayaan ciidamada booliska ee qeybta miino baarista u qaabilsan, waxaa ka qeyb galay Wasiirka Amniga gudaha, taliyaha ciidanka booliska, qeybaha kala dwuan ee ciidanka booliska, saraakiil kale ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho. Xarun cusub oo loo dhisay Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo xafladda hadal kooban ka jeediyay ayaa xusay in ciidanka booliska qeybta miino baarista u qaabilsan ay qabteen howlo muhiim ah, isla markaana ay yihiin koox uu ku faano taliska ciidanka booliska, ayna joogteynayaan tababar siinta ciidamada kale ee booliska.

Sidoo kale Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa tilmaamay inay tahay tallaabo lagu farxo sida ay ciidamada u tababaranyihiin, isla markaana ay uga go’antahay in shacabka ay ka difaacaan cadowga qaraxyada u maleegaya.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip