Saraarkiil Sar Oo Shabaab Katirsan Oo Lagu Dilay Gobolka Hiiraan(Akhriso Magacyadooda)

0
Tuesday August 18, 2015 - 11:12:51 in Wararka by Warsheekh Media
  • Visits: 1683
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraarkiil Sar Oo Shabaab Katirsan Oo Lagu Dilay Gobolka Hiiraan(Akhriso Magacyadooda)

    Ciidanka Dowladda kuwa midowga Afrika ee AMISOM ayaa howl gal ay saakay ka sameeyeenGobolka Hiiraan ku dilay ku dhawaad 30 ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ay ku jiraan horjoogeyaal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Dowladda kuwa midowga Afrika ee AMISOM ayaa howl gal ay saakay ka sameeyeenGobolka Hiiraan ku dilay ku dhawaad 30 ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ay ku jiraan horjoogeyaal.

Wararka imaanaya ayaa ku soo warramaya in ciidammadu ay saakay ka howl galeen dhinaca galbeed ee gobolka, ayadoo meydadka maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab oo ay ku jiraan 5 horjooge la keenay tuullada Luuq Jeelow oo qiyaastii 20 km ka xigta magaalada Beledweyne.

Horjoogeyaasha dagaalka ku dhintay waxaa ka mid ah;
Abuukar Xaaji Xabiibulah Horjoogihii deegaanka Ceel Cade
Yusuf Sheikh Da’ud Horjoogihii degaanka Buq-Aqable
Max’ed Cali Cumar Dhuxul. Horjoogihii Tuulada Luuq-Jeelow
Cabdullhi Warsade oo u qaabilsanaa Dhinaca maaliyada ee gobolka Hiiraan iyo horjoogeyaal kale.
Ciidanka ayaa sidoo kale gacanta ku haya hal qof oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo u qaabilsanaa dilalka gaadmada.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip