Xarun Hubka Lagu Keydiyo Oo Laga Hergiliyay Boosaaso (Sawiro)

0
Tuesday August 25, 2015 - 07:34:47 in Wararka by Warsheekh Media
  • Visits: 1291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xarun Hubka Lagu Keydiyo Oo Laga Hergiliyay Boosaaso (Sawiro)

    Safiir ku xigeenka Jermalka ee Soomaaliya Mr. Chistain Resch ayaa xariga ka jaray xarun lagu Kaydiyo Hubka,taasi oo Dawladda Jarmalku ay ka hirgalisay Jeelka wayn ee magaalada Boosaaso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiir ku xigeenka Jermalka ee Soomaaliya Mr. Chistain Resch ayaa xariga ka jaray xarun lagu Kaydiyo Hubka,taasi oo Dawladda Jarmalku ay ka hirgalisay Jeelka wayn ee magaalada Boosaaso.

Munaasabada xariga looga jaray Mashruuca ayaa waxaa ka qayb galay Xubno ka tirsn Golaha Xukuumadda Puntland,maamulka Gobolka Bari,maamulka degmada Boosaaso,taliyaha Ciidanka Booliska Puntland iyo Mas’uuliyiin kale.

Wasiirka Dekedaha iyo gaadiidka badda Cabdullaahi Jaamac Saalax ayaa Dawladda Jarmalka uga mahadceliyay Mashruuca ay ka hirgalisay Jeelka boosaaso oo uu sheegay in Baahi wayn loo qabay Xarun Noocaani oo kale ah.

Mr. Chistain Resch Safiirka kuxigeenka ayaa booqday qaybaha kala duwan ee jeelka weyn ,wuxuuna sheegay in si wanaagsan loo qaabeeyey qaybaha uu ka kooban yahay xabsigu,wuxuuna intaas ku daray inuu aad ugu aamanayo dawladda puntland waxbarashada ay helaan maxaabiista xabsigu gaar ahaan qaybta barashada xirfadaha oo la baro qaar ka mid ah maxaabiista ku xiran xabsiga boosaaso.

Xaruntaan Ayaa ka qayb qaadan doonta ilaalinta iyo kaydinta hubka noocyadiisa kala duwan xilliyada aysan socon shaqooyinka caadiga ah ee Ciidamada qaybahooda kaal dwaun .

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip