
0
Jan. Gabre ayaa isagu ka soo dhex muuqday siyaasadda dalka, gaar ahaan dhismaha maamul goboleedyada dalka, la dagaalanka Al-Shabaab iyo doorka dalalka IGAD ee ku saabsan arrimaha Soomaaliya, iyadoo heestaani si weyn uga duwan tahay heesihii ay horay u soo saari jireen ee ku saabsanaa sidii ay Soomaalida isugu tashan lahayd meelna uga soo jeesan lahayd cadowgeeda.

Heestaan ayaa lagu sheegayaa in Jan. Gabre uu xukumo dalka Soomaaliya, meel ka dhac ku ah jiritaanka Qaranka Soomaaliya, isla markaana meesha ka saareysa in dalka uu dowlad leeyahay.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391964
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83953
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67788
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55345
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53831
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50224
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44148
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43478
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38336
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38046
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1502
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1937
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1788
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1604
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1649
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1582
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1611
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2056
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1945
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1762
Kooxda Qeyla-dhaan: "Ma dooneyno Jan. Gabre" + Daawo
Kooxda Qeyla-dhaan ayaa soo saartay fariin cusub oo xambaarsan murti qiiro wadaniyadeed leh, kaddib markii ay si cad u diiday Janaraalka Itoobiyaanka ah oo saameyn weyn ku leh siyaasadda dalka Soomaaliya.