Ardayda Kenyaanka ah oo si xowli ah ugu biiraya Alshabaab

0
Thursday October 15, 2015 - 19:53:08 in Wararka by Warsheekh Media
  • Visits: 1735
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ardayda Kenyaanka ah oo si xowli ah ugu biiraya Alshabaab

    Arintaan waxay ka dhigan tahay mid kastoo inaga mid ah gaar ahaan walidiinta inay ciyaaraan door fir fircoon wada shaqeenna la yeeshaan macalimiinta iskuulada Kenya si caruurta aynu uga fogeeyno xagjirnimada iyo in la askareeyo"ayuu yiri Taliyah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arintaan waxay ka dhigan tahay mid kastoo inaga mid ah gaar ahaan walidiinta inay ciyaaraan door fir fircoon wada shaqeenna la yeeshaan macalimiinta iskuulada Kenya si caruurta aynu uga fogeeyno xagjirnimada iyo in la askareeyo"ayuu yiri Taliyaha ciidamada Difaaca dalka Kenya Samson Mwathethe. Mwathethe

Samson Mwathethe ayaa sheegay in ardayda ay Ugaar sahlan u yihiin Al-shabab oo ay kaga faaideysanayaan aaladaha bulshada ay kuwada xiriirto
General Samson Mwathethe ayaa sheegay in loo baahan yahay in sii joogteen dagalka Argagexisada aanana la ilawin warbahinta horu marka ay samanayso taas oo ardayda lagu soo jiidan karo ama fariimo xagjirnimo loogu soo gudbiyo.

Taliyaha waxa uu cadeeyay in caruurtoda ay la kulmayaan warqado uga imaanaya Al-shabaab ayna uga gadayaan ideologie-yadooda xagjirnimo taas oo hadafkeedu yahay in la ad adkeeyo Maskaxdooda.

Samson Mwathethe ayaa hadalkaan jeediyay iyadoo wadankaasi looga baroor diiqayo askartii Kenya uga geeriyoodatay Soomaaliya dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip