Daawo : Ciyaaryahan Muslim Ah Kana Tirsan Valencia Oo Iska Fogeeyay Dhalo Qamri Ah Oo Miiska Loo Saaray , Waliba Waa Uu Ka Carooday

0
Saturday October 17, 2015 - 14:40:57 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo : Ciyaaryahan Muslim Ah Kana Tirsan Valencia Oo Iska Fogeeyay Dhalo Qamri Ah Oo Miiska Loo Saaray , Waliba Waa Uu Ka Carooday

    Daafaca Valencia ee Shkodran Mustafi ayaa la kulmay xaalad adag intii lagu jiray kulan wareedkii ka horeeyay kulanka ay caawa la ciyaarayaan Malaga .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daafaca Valencia ee Shkodran Mustafi ayaa la kulmay xaalad adag intii lagu jiray kulan wareedkii ka horeeyay kulanka ay caawa la ciyaarayaan Malaga .


Laacibkaan reer Jarmal ee Muslimka ah ayaa ka war helay in wajihada miiskii uu fariisanayay ay saaran tahay dhallo qamri ah waxa uuna isku dayaay in uu iska fogeeyo isaga oo iska fogeeyay dhaladaas xayaysiiska meesha u saarneyd .

Balse ugu dambeyn shaqaalaha shirkadaas u qaabilsan xayayasiiska ayaa ku qanciyay Shkodran Mustafi in uu soo celiyo dhalladaas waxaana ka muuqatay wajigiisa in uu ka careysan yahay dhacadaas

Source; Laacib.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip