Maxaa ka taqaan Tuulada Ruun Shiikhow ee degmada Warsheekh?. (Warsheekh oo cagta saartay guushi horumarka)

0
Sunday October 25, 2015 - 00:36:10 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 3483
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa ka taqaan Tuulada Ruun Shiikhow ee degmada Warsheekh?. (Warsheekh oo cagta saartay guushi horumarka)

    Tuulada Ruun Shiikhow ee degmada Warsheekh oo ah deegaan kulansaday Dhul beereed iyo Xowlo ayaa waxa dhawaa gaaray halkaasi maamulka degmada Warsheekh uu horkacayo gudoomiyaha degmada mudane Axmed Xuseen (Axmed Shiidka).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tuulada Ruun Shiikhow ee degmada Warsheekh oo ah deegaan kulansaday Dhul beereed iyo Xowlo ayaa waxa dhawaa gaaray halkaasi maamulka degmada Warsheekh uu horkacayo gudoomiyaha degmada mudane Axmed Xuseen (Axmed Shiidka).

Axmed Shiidka ayaa ugu horeyn dhageestay baaqa waxgaradka deegaanka ee ku wajahan baahida Tuulada iyadoo ugu dambeentina gudoomiyahay uu gacanta ugaliyay waxgaradka, qorshaha cusub ee maamulka degmada ee ku aadan gaarsiinta maamulka dowliga ah ee dhamaan tuulooyinka hoos yimaado degmada.

Gudoomiyaha ayaa dhanka kale waxa uu amray dadka deegaanka in fursad loo siiyo qurba joogta iyo ganacsatada iney maal gelin kusameeyaan deegaanka loona ogolaado dhul wanaagsan in laga siiyo deegaanka .

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale amray in maamulka degmada uusan aqbali doonin in shaqsiyaad ee iska xirtaan dhul aad ubalaana oo aan la arkeenin dibu dhis iyo qorshooyin laga damacsan yahay dhulkaasi iyadoo taa baadalkeedana dhulka lagu wareejin doono cid walba oo dani ka heeso waxna ka qabaneeso baahida jirta.

Dhamaan tuulooyinka hoos yimaado Degmada Warsheekh oo ee ka bilaabatay guux horumarineed

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip