Mudo 3-sano ka dib oo shabaab laga saaray magaalada Jowhar maxaa iska badalay? Warbixin+Video.

0
Thursday December 10, 2015 - 00:57:40 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1636
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudo 3-sano ka dib oo shabaab laga saaray magaalada Jowhar maxaa iska badalay? Warbixin+Video.

    Maanta oo kale 9-kii December ee sanadkii 2012-ka Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidanka AMISOM ayaa la wareegay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/dhexe,waxaana halkaasi mudo sanado ka talinayay ururka Al-shabaab oo magaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta oo kale 9-kii December ee sanadkii 2012-ka Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidanka AMISOM ayaa la wareegay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/dhexe,waxaana halkaasi mudo sanado ka talinayay ururka Al-shabaab oo magaalada dib u dhac badan ku keenay.


Hadaba 3-sano ka db maxaa iska badalay xaalada magaalada Jowhar xaga amniga,siyaasida iyo waliba hormarka dhanka ganacsiga.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip