Mucashaqiinti Xabiibkeeni Maxamed (NNKH) oo ku kulmay STOCKHOLM SWEDEN (SAWIRO)

0
Monday December 21, 2015 - 10:07:30 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1704
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mucashaqiinti Xabiibkeeni Maxamed (NNKH) oo ku kulmay STOCKHOLM SWEDEN (SAWIRO)

    Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden lagu qabtay xaflad si weyn loosoo agaasimey laguna weeyneeynaayey Dhalashada Nabigeena Muxammed NNK, Xafladdaan oo ay soo qabanqaabiyeen culi,maaudiinka Ahlusunna Waljamaaca ee Stockholm ayaa waxaa kasoo qa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden lagu qabtay xaflad si weyn loosoo agaasimey laguna weeyneeynaayey Dhalashada Nabigeena Muxammed NNK, Xafladdaan oo ay soo qabanqaabiyeen culi,maaudiinka Ahlusunna Waljamaaca ee Stockholm ayaa waxaa kasoo qayb galay dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada.
Xafladda waxaa kasoo qayb galay mashaa,iq waaweyn oo ka kala yimid wadamada yurub iyo gobolada sweden,
culimada ka soo qaybgashay xafladda ayaa ku dheeraadey siirada Nabiga NNk, iyo sidii quruxda badney ee uu ku faafin jirey diinta,
waxaa sidoo kale garab socdey nabi ammaano aad u macaan oo ay qaadayeen maadixiintii kasoo qayb galay xafladda,
waxaa sidoo kale loogu duceeyey guud ahaan Islaamka gaar ahaan ummadda soomaaliyeed in ALLAH dhibka ka qaado.
Xafladda oo ay ka muuqatey bilic ayaa waxaa ay kusoo gabagaboowdey nuur iyo Nafaxaat.

Fiiro Gaar ah: Waxaan goor dhaw soo gudbin doonaa dhammaan Muxaadaraadkii oo muuqaal ah insha ALLAH.

































































Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip