Taliska Ciidanka Xooga Dalka Oo U Digay Askarta Dowlada

0
Tuesday May 24, 2016 - 11:39:26 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1260
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Ciidanka Xooga Dalka Oo U Digay Askarta Dowlada

    Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in xiligaan ciidanka ay isku diyaarinayaan in ay shabaab la galaan dagaal culus.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in xiligaan ciidanka ay isku diyaarinayaan in ay shabaab la galaan dagaal culus.

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay in askarta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed looga baahanyahay in aysan dhibaateyn shacabka Soomaaliyeed.

Taliyaha ayaa sheegay in dalka uu gaarayo hormaro kala duwan sidaas darteedna loo baahanyahay in ay ka qeyb qaataan ciidanka booliiska Soomaaliyeed.

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyaa mararka qaar in ay dhib u geystaan shacabka Soomaaliyeed.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip