Ra'iisul Wasaare Ku Xigeenka Oo Kormeer Ku Tagay Maanta Xarumaha Ay Ka Socdaan Imtixaanaadka + Sawirro

0
Saturday May 28, 2016 - 20:37:03 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Ku Xigeenka Oo Kormeer Ku Tagay Maanta Xarumaha Ay Ka Socdaan Imtixaanaadka + Sawirro

    Ra'iisulwasaare ku xigeenka Somalia Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa maanta oo Sabti ah booqasho ku tagay qaar kamid ah Iskuulada magaalada Muqdisho ee Imtixaanada Dowliga ah u fadhiisanaayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisulwasaare ku xigeenka Somalia Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa maanta oo Sabti ah booqasho ku tagay qaar kamid ah Iskuulada magaalada Muqdisho ee Imtixaanada Dowliga ah u fadhiisanaayay.

R/wasaare ku xigeenka ayaa hal hal u booqday kuraasta qaar ay imtixaanada ku galayeen Ardayda waxa uuna Su’aalo weydiinaayay ardayda u fadhiisaneysay imtixaanada.

R/wasaare Ku xigeenka ayaa sidoo kale Ardayda ugu bishaareynaayay inay ku baasi doonaan Imtixaanada u socda, waxa uuna qaarkood uga digaayay inay degdegaan oo ay ku fakiraan in mar un ay warqadaha imtixaanka wareejiyaan.

Sidoo kale, wasiiru dowlaha Wasaaradda waxbarashada Cabdullaahi Bile Nuur ayaa sheegay in Wasaaraddu sanadkii labaad ay qaadayso imtixaanka shahaadiga ah,isagoona sheegay in imtixaanku uu ka dhacayo koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Waxa uu rajo ka muujiyay in dhalinyarada ay guul ka keeni doonaan imtixaanada socda.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip