Wasaarada Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Oo Soo Saaraty Saacahada Afaurka Iyo Saxuurta Bisha Ramadaan

0
Thursday June 02, 2016 - 21:09:03 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 2361
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Oo Soo Saaraty Saacahada Afaurka Iyo Saxuurta Bisha Ramadaan

    Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumada Federaalka ee Soomaliya ayaa soo saartay Saacadaha Afurka Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo maalmo kooban ay naga xigto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumada Federaalka ee Soomaliya ayaa soo saartay Saacadaha Afurka Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo maalmo kooban ay naga xigto.

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta C/qaadir sheikh Cali Baqdaadi ayaa sheegay maadaama ay fooda nagu soo hayso bishii barakaysnayd ee Ramadaan, loo baahan yahay in Ummada Somaliyeed ee Musliminta ah ay u diyaargaroobaan bishaasi khayrka badan, wuxuuna xusay in shaacinta mar uu bilaabanayo soonku ay leedahay Wasaaradda oo kaliya.

Mudane C/qaadir sheikh Cali Baqdaadi ayaa tilmamay in Wasaarada ay diirada saari doonto inay baahiso rukunada Diiniga ah sida Ramadaanka xilliga la soomayo iyo xilliga la afurayo iyo waliba waqtiyada ama saacadaha la afurayo.

Sidoo kale Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta C/qaadir sheikh Cali Baqdaadi ayaa digniino u direy dad caadeystay in ay umada khaliifaan islamarkaana ay ka hormaraan ama ay ka dambeeyeen dhanka Soomida.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip