Wasiirka Diinta & Aw-qaafta K/Galbeed Oo Xikii Laga Qaaday

0
Thursday February 16, 2017 - 20:59:36 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1728
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Diinta & Aw-qaafta K/Galbeed Oo Xikii Laga Qaaday

    Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta xilkii ka qaaday Wasiirka Aw-qaafta iyo Diinta maamulka Koonfur Galbeed Axmed Macalin Barre islamarkaana ah mudane Ka tirsan Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta xilkii ka qaaday Wasiirka Aw-qaafta iyo Diinta maamulka Koonfur Galbeed Axmed Macalin Barre islamarkaana ah mudane Ka tirsan Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta shir Gudoominayay Kulankii Golaha Wasiirada maamulkaas ayaa laga aqriyay warqad kasoo baxday Xafiiskiisa oo xilka loogu qaadayo Wasiirkii Aw-qaafta iyo Diinta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Axmed Macalin Barre.

Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku eedeeyay in Wasiirka Aw-qaafta iyo Diinta Koonfur Galbeed Axmed Macalin Barre in uu ku guuldareystay Waxqabashada howlaha Wasaaradda islamarkaana uu ku mashquulay Arrimo kale oo danihiisa ah.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip