Wasaarada Howlaha Guud Ee Dowlada Oo Dignin U Dirtay Shirkadaha Dhismaha

0
Monday July 11, 2016 - 09:39:15 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Howlaha Guud Ee Dowlada Oo Dignin U Dirtay Shirkadaha Dhismaha

    Wasaarada howlaha guud ee dowladda Soomaaliya ayaa muddo kooban u qabatay shirkadaha dhismaha ah ee ka howlgala dalka Soomaaliya in ay iska soo diwaan geliyaan wasaarada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaarada howlaha guud ee dowladda Soomaaliya ayaa muddo kooban u qabatay shirkadaha dhismaha ah ee ka howlgala dalka Soomaaliya in ay iska soo diwaan geliyaan wasaarada.

Wasiirka wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska ee dowladda Soomaaliya Salaax Sheekh Xuseen ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay la xisaabtanto shirkadaha dhismaha ka shaqeeya ee ka howlgala gudaha Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la hubiyo tayada dhismaha dalka sidaas darteedna ay go’aan ku qaaday in ay muhiim tahay in shirkadaha dhismaha ay iska soo diwaan geliyaan wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip