Ururka Al Shabaab Oo La Gala Wareegay Degaanka Beer-Xaano

0
Saturday July 23, 2016 - 09:33:46 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 994
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Al Shabaab Oo La Gala Wareegay Degaanka Beer-Xaano

    Wararka naga soo gaarayo degaanka Beer-Xaano oo ku dhow Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada dowlada soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degaanka Beer-Xaano.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaarayo degaanka Beer-Xaano oo ku dhow Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada dowlada soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degaanka Beer-Xaano.

Saraakiil ka tirsan ciidanka xooga dalka oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa ay sheegeen in uu bilowday howlgalka ururka Al shabaab looga saarayo degaanada ay ka joogaan gobolka jubbada hoose.

Qabashada degaanka ka, dib saraakiisha hogaaminaayay howlgalka ayaa waxa ay kullan la qaateen odayaasha dhaqanka iyo bulshada ku nool degaanka Beer-Xaano.

Dhawaan Madaxweynaha maamulka jubbaland ayaa sheegay in uu bilowday howlgalka Al shabaab looga saarayo gobolka jubbada hoose.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip