Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo Ka Hadlay Weerarkii Maanta Lagu Qaaday Hotelka SYL

0
Tuesday August 30, 2016 - 16:06:38 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1603
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo Ka Hadlay Weerarkii Maanta Lagu Qaaday Hotelka SYL

    Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa waxa uu ka warbixiyey Khasaaraha ka dhashay weerarka Hoteelka SYL lagu qaaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa waxa uu ka warbixiyey Khasaaraha ka dhashay weerarka Hoteelka SYL lagu qaaday.

Wasiir Maareeye ayaa sheegay in markii qaraxa uu dhacayey uu kusugnaa Hoteelka SYL oo Shir kaga socday Xildhibaano iyo Wasiiro ay ka hadlayeen Amaanka.

Mudane Maareeye ayaa sheegay dad badan oo mas’uuliyiin ku jiraan qaraxaasi waxyeelada ka dhalatay ay ku dhawacmeen allena urajeeyey inuu caafimaad siiyo.

Dadka dhaawacmay ayuu maareeye ka xusay inuu ku jiro Wasiirka Dekadaha Soomaaliya Nuur Faarax iyo Xildhibaanada kala Ah,Sugulule,waxaa sidoo kale dhaawacmay Xildhibaan Jeesoow,Xildhibaan Caasho Koos,Xildhibaan Siciid iyo Aqoon yahano.

Wasiir Maareeye waxa uu sidoo kale sheegay in Wariyeyaal u shaqeenayey Idaacada iyo Tv-ga Qaranka ay dhaawacmeen ayna ka mid yihiin Maxamed Abuukar Ma’da,C/fitaax Jeyte iyo Bunka.




Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip