Golaha Wasiirada Oo Ka Hadlay Qodobo Dhow Ah

0
Thursday September 01, 2016 - 21:37:48 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wasiirada Oo Ka Hadlay Qodobo Dhow Ah

    Golaha wasiirada dowladda Soomaaliya oo maanta kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xaqiijinta ammaanka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha wasiirada dowladda Soomaaliya oo maanta kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xaqiijinta ammaanka Soomaaliya.

Qodobada ay sidoo kale ka hadleen golaha wasiirada dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ahaa la dagaalanka Al-Shabaab.

Shirka golaha wasiirada waxaa maanta shir gudoominaayay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib , waxayna si aada uga hadleen xasilinta amniga dalka .

Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini Wasiirka Gaashaan dhiga Soomaaliya ayaa kulanka golaha wasiirada ka sheegay in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay bilaabayaan howgal xoogan oo lagu la dagaalamaayo Al Shabaab , waxaana uu wacad ku maray in ay laba jibaari doono dagaalka Al Shabaab.

Sidoo kale golaha wasiirada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in irida Madaxtooyada Soomaaliya loogu magac daray mid ka mid ah askartii ku dhimatay weerarkii lagu qaaday Hotelka SYL kaa soo lagu magacaabo Bashiir Abshir.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip