Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Maanta Ku Dhawaaqay In Uu Yahay Musharax Madaxweyne

0
Monday September 05, 2016 - 14:18:25 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Maanta Ku Dhawaaqay In Uu Yahay Musharax Madaxweyne

    Ra`iisul Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya, mudane Cumaer Cabdi rashiid Cali Sharma`arke ayaa sheegay in uu yahay Murashax Madaxtinomo doorashada la filayo in dalka ay ka dhacda Dhawaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra`iisul Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya, mudane Cumaer Cabdi rashiid Cali Sharma`arke ayaa sheegay in uu yahay Murashax Madaxtinomo doorashada la filayo in dalka ay ka dhacda Dhawaan.

Ra`iisul Wasaaraha oo Shir Jara`id maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayuu kaga dhawaaqay Murashaxnimadiisa.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in hadii uu ku guuleysto qabashada xilka madaxtinimo ee dalka uu wax badan qaban karo, islamarkaana qibradiisa uu kaga faaiideynayo dalka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip