Maamulka Puntland Oo Amar Ka Soo Saaray Gawaarida Iska Gudba Deegaanada Maamulka Puntland + Akhriso

0
Thursday September 08, 2016 - 17:25:17 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1136
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Puntland Oo Amar Ka Soo Saaray Gawaarida Iska Gudba Deegaanada Maamulka Puntland + Akhriso

    Maamulka Puntland ayaa amray in baaritaan lagu sameeyo dhammaan Gawaarida iska gudba deegaanada maamulka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Puntland ayaa amray in baaritaan lagu sameeyo dhammaan Gawaarida iska gudba deegaanada maamulka Puntland.

Wareegto kasoo baxday Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar (Camay) ayaa lagu sheegay in ay haboon tahay in guud ahaanba la baaro Gawaarida isticmaala deegaanada maamulka Puntland sidoo kalana la weydiyo dadka reer koonfurta ah aqoonsi ama damiin.

Puntland ayaa tallaabadan ku tilmaantay in ay tahay mid la doonayay sidii baaritaano loogu sameyn lahaa Gaadiidka rakaab ah ee isaga kala gudbaya dhammaan deegaanadeeda Maamulka Puntland

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip