Ciid Mubaarak Dhamaan Akhristayaasha Shabakada Warsheekh.com

0
Sunday September 11, 2016 - 22:03:38 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 2548
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciid Mubaarak Dhamaan Akhristayaasha Shabakada Warsheekh.com

    Maamulka Sare iyo Shaqaalaha Shabakada Caalamiga ah ee Warsheekh.com waxa ay hambalyo ku aadan Munaasabada Ciidul Adxa u dirayaan dhamaan Akhristayaasheena ku nool Caalamka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Sare iyo Shaqaalaha Shabakada Caalamiga ah ee Warsheekh.com waxa ay hambalyo ku aadan Munaasabada Ciidul Adxa u dirayaan dhamaan Akhristayaasheena ku nool Caalamka.

Farxada Ciidul Adxa awgeed shabakada Warsheekh waxay idin leedahay ciid wanaagsan meel kasta oo aad ku sugan tihiin ciid mubaarak dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan umada soomaaliyeed.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dhamaan Akhristayaasha sharafta leh ee ku xeran Shabakada Warsheekh.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip