Idaacad Ku Taala Degmada Afgooye Oo Maanta Hawada Ka Maqan

0
Monday October 03, 2016 - 14:39:22 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1090
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Idaacad Ku Taala Degmada Afgooye Oo Maanta Hawada Ka Maqan

    Wararka aan ka heleyno Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa wax ay sheegayaan in Idaacadda ku taala degmadaasi hawada laga saaray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka heleyno Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa wax ay sheegayaan in Idaacadda ku taala degmadaasi hawada laga saaray.

Maamulka Degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa hawada ka saaray Idaacadda Radio Afgooye, sababo aan la shaacin.

Ciidamadda degmadda ayaa sidoo kale xaruunta Idaacadda ka kaxeystay Agaasimaha Idaacadda iyo qaar kamid ah Shaqaalaha.

Gudoomiyaha Degamadda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa xaqiijiyay in ay hawada ka saareen Idaacadda.

Ilaa hada lama oga sababta rasmiga ah ee Idaacadda hawada looga saaray.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip