Dowlada Soomaaliya Oo Si Kulul Uga Hadashay Wararka Sheegaya In Shaqsiyaad Gaar Ah Lagu Wareejiyay Dhul

0
Tuesday October 04, 2016 - 13:09:53 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Soomaaliya Oo Si Kulul Uga Hadashay Wararka Sheegaya In Shaqsiyaad Gaar Ah Lagu Wareejiyay Dhul

    Eng Saalax Sheekh Cismaan Wasiirka Howlaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay been abuurtahay wararka sheegaya in Dowladda ay dhul dan guud ah ku wareejisay Hay'ado shisheeye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Eng Saalax Sheekh Cismaan Wasiirka Howlaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay been abuurtahay wararka sheegaya in Dowladda ay dhul dan guud ah ku wareejisay Hay'ado shisheeye.

Waxa uu sheegay in wararkaasi ay yihiin been abuur isla markaana aysan waxbo ka jirin in Dowladda ay dhul ku wareejisay Hay’addo shisheeye.

Waxa uu sidoo kale sheegay in aysan jiri doonin in dhulalka danta guud loo isticmaalo dan gaar ama lagu wareejiyo shaqsiyaad gaar ah.

Waxa uu tilmaamay in mas’uuliyiinta Dowladda aysan ku takri falin awooda dowladda iyo hantida Qaranka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip