Dil Caawa Ka Dhacay Degmada Baardheere Ee Gobolka Gedo

0
Wednesday October 05, 2016 - 21:51:50 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1625
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dil Caawa Ka Dhacay Degmada Baardheere Ee Gobolka Gedo

    Wararka aan caawa ka heleyno Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Nabadoon,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan caawa ka heleyno Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Nabadoon,

Nabadoon Ibraahim Qorax oo ka tirsanaa Nabadoonada si weyn looga yaqaanay gudaha Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa caawa lagu dilay Degmadaasi.

Dilka Nabadoonka ayaa la sheegay in ay geysteen labo wiil oo dhalinyaro ah sida wararka aan ku heleyno.

Ciidamada amaanka Degmada ayaa durba goobta soo gaaray waxaana ay wadaan baaritaano lagu doonayo dhalinyada dilka u geysatay Nabadoon Ibraahim Qorax.

Ilaa hada majirto cid sheegatay Mas’uuliyada dilka caawa ka dhacay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip