Faah Faahin Ka Soo Baxeysa Dil Xalay Ka Dhacay Suuq Bacaad

0
Friday October 21, 2016 - 08:29:37 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1430
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin Ka Soo Baxeysa Dil Xalay Ka Dhacay Suuq Bacaad

    Waxaa xalay Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir gaar ahaa Suuq bacaad lagu dilay Nabadoon caan ka ahaa Degmada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa xalay Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir gaar ahaa Suuq bacaad lagu dilay Nabadoon caan ka ahaa Degmada.

Nabadoonka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Muxumad Tarabi Shiikhow kaa oo ay dileen dhalinyaro Bastoolado watay oo durbo goobta ka baxsaday.

Dilka nabadoonka kadib ayaa goobta waxaa soo gaaray Ciidanka amaanka iyo kuwa Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir iyagoo halkaasi ka bilaabay baaritaan lagu baacsanayo kooxda dilka geysatay.

Nabadoon Muxumad Tarabi Shiikhow ayaa waxa ay da'diiyo aheed 80 sano-jir. 

Sidoo kale Wararka qaar ayaa sheegaya in Nabadoon Shiikhow uu ka mid ahaa Odayaasha soo xulaya Ergada Dooraneysa Baarlamaanka Soo socda.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip