Faah Faahin Ka Soo Baxeysa Qaraxii Caawa Ka Dhacay Taalada Daljirka Daahsoon

0
Sunday October 23, 2016 - 21:48:49 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1987
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin Ka Soo Baxeysa Qaraxii Caawa Ka Dhacay Taalada Daljirka Daahsoon

    Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qaraxii caawa ka dhacay wadada Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qaraxii caawa ka dhacay wadada Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere.

Qaraxan ayaa loo adeegsaday Gaari walxaha Qarxa lagu soo xiray, kaas oo ku Qarxay goob Goomiiste ah oo ku taalla Dalcada wadada Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere.

Inta la xaqiijiyay 1 Qof ayaa ku geeryoodey, waxaana ku dhaawacantay 3 Qof oo kale, sida ay sheegeen Dad goobjoogayaal ah.

Gawaarida Dab damiska ayaa gaaray goobta uu ka dhacay Qaraxa ka dhacay, waxaana ay ku guuleysteen daminta dabkii ka dhashay Qaraxa.

Ciidanka Amaanka iyo Maamulka Degmada ayaa gaaray goobta uu Qaraxa ka dhacay, waxaana ay halkaasi ka wadaan baaritaano ku aadan sida ay wax u dhaceen.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip