Haweeney soomaaliyeed oo Noorweey laga gudoon siiyey biladda xaquuqda aadanaha ee Amnesty

0
Monday November 07, 2016 - 01:29:40 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweeney soomaaliyeed oo Noorweey laga gudoon siiyey biladda xaquuqda aadanaha ee Amnesty

    Hey'adda u dooda xaquuqda aadanaha ee Amnesty international laanteeda ay ku leedahay dalka Noorweey, ayaa waxaa ay bilad caalami ah gudoon siisay haweeney soomaaliyeed oo lugu magacaabo Safiyo Cabdi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hey'adda u dooda xaquuqda aadanaha ee Amnesty international laanteeda ay ku leedahay dalka Noorweey, ayaa waxaa ay bilad caalami ah gudoon siisay haweeney soomaaliyeed oo lugu magacaabo Safiyo Cabdi.


Safiyo ayaa abaalmarintan ku kasbatay da daal dheer oo ay u gashay siddii looga hortegi lahaa gudniinka gabdhaha yar yar iyo taakuleynta xagga caafimaadka dumarka gaar ahaan kuwooda uurka leh. Bogga rasmiga ah ee ay hey’addu leedahay ayaa lugu soo qoray da daaladda ay Safiyo Cabdi sameeyey muddadii ay ku jirtay halgankeeda u doodista xaquuqda haweenka ka sokow in iyadu lafteeda la soo kulantay dhibaatooyin sidda uu boggu daabacay.

Ugu dambeyntii Safiya ayaa noqoneysa qofkii labaad ee soomaali ah oo la gudoon siiyo biladaasi. Waxaa sanadkii 2013-ka la gudoon siiyey gabar la oran jiray Amaal Cali oo ah ka mid shaqsiyaadka sida weyn loogu eedeeyo ineey soomaalida Noorweey dhibaateeyso. Soomaalida Noorweey ayaa dhinacyo badan oo horumar ah ka sameeyey marka loo eeggo dalalka kale ee ku yaala gobolka waqooyiga Yurub ee Noordiga la isku yiraado.

Somaliska.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip