Madaxweynihii Hore Ee Maamulka Puntland Oo Geeriyooday

0
Thursday February 09, 2017 - 10:10:17 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Hore Ee Maamulka Puntland Oo Geeriyooday

    Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada Dubai ee dalka isu taga Imaaraatka Carabta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada Dubai ee dalka isu taga Imaaraatka Carabta.

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa mudooyinkanba ku xanuunsanaa Isbitaal ku yaalla Magaalada dubai dalka isu taga Imaaraatka Carabta.

Geerida Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa waxaa Warbaahinta u xaqiijiyay eheladiisa.

Xiligii uu cadde Muuse ahaa Madaxweynaha Puntland waxaa uu howlo fara badan ka qabtay degaanada maamulkaas, isagoo markii dambe xilka ku wareejiyey C/raxmaan Faroole oo doorasho uga guuleystay.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip