Qarax Xoogan Oo Caawa Ka Dhacay Magaalada Jowhar

0
Wednesday February 22, 2017 - 22:43:51 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1629
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Xoogan Oo Caawa Ka Dhacay Magaalada Jowhar

    Wararka aan ka Caawa ka heleyno Magaalada Jowhar ee Caasimada maamulka Hirshabeelle ayaa waxa ay ku waramayan in halkaasi uu ka dhacay Qarax xoogan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka Caawa ka heleyno Magaalada Jowhar ee Caasimada maamulka Hirshabeelle ayaa waxa ay ku waramayan in halkaasi uu ka dhacay Qarax xoogan.

Qaraxa ayaa ahaa mid Bambo gacameed ah waxaana lagu weeraray Xarun ay ku sugnaayen Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ku taalla gudaha Magaalada Jowhar.

Jugta Qaraxa ayaa si weyn loogu maqlay Magaalada jowhar iyadoo Qaraxa kadib sidoo kale la maqlay Rasaas xoogan oo ka dhacaysay halka uu Qaraxa ka dhacay.

Ciidamada Amaanka maamulka Hirshabeelle ayaa goobta uu Qaraxa ka dhacay gaaray, intaas kadib waxaa jiray Baaritaano la sameeyay oo lagu baadi goobayay kooxihii ka dambeeyay Qaraxa Caawa ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimada maamulka Hirshabeelle .

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip