Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Galabta Ka Dhacay Ex Control Afgooye (Sawirro)

0
Monday February 27, 2017 - 20:47:46 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1870
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Galabta Ka Dhacay Ex Control Afgooye (Sawirro)

    Ciidanka Ammaanka dowlada Soomaaliya oo baacsanayey Gaari miineysan ayaa waxa uu si kedis ah ugu Qarxay Degmadda Dayniile, meel ku toosan Kontoroolkii hore ee Afgooye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Ammaanka dowlada Soomaaliya oo baacsanayey Gaari miineysan ayaa waxa uu si kedis ah ugu Qarxay Degmadda Dayniile, meel ku toosan Kontoroolkii hore ee Afgooye.

Hadal ka soo baxay Ciidanka dowlada ayaa lagu sheegay inuu gaarigaasi Qarxay wax yar kadib, markii ay raggii watay ay uga carareen meel bacaad ah.

Goobjoogayaal ayaa sheegay inuu gaarigu Qarxay, xilli ay Ciiddanku baarayeen gudaha gaariga.

Dhowr Askari ayaa ku dhaawacantay Qaraxaasi, sida uu sheegay Sarkaal la socday Ciidankii qabtay gaarigaasi.

Ciidanka Ammaanka ayaa sheegay inay ku raad-joogeen dadkii watay gaariga laga soo buuxiyey waxyaabaha Qarxa.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip