Wararkii Ugu Dambeeyay Duqeymo Xoogan Oo Ka Dhacay Gobolka Sh/Dhexe

0
Sunday March 05, 2017 - 22:19:21 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1595
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii Ugu Dambeeyay Duqeymo Xoogan Oo Ka Dhacay Gobolka Sh/Dhexe

    Faah faahin dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxeysaa Duqeymo xoogan maanta ka dhacay Tuulooyin hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah faahin dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxeysaa Duqeymo xoogan maanta ka dhacay Tuulooyin hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Ciidamada AMISOM ayaa la sheegay inay maanta Duqeymo xoogan ka geysteen Tuulooyinka hoostaga Degamada Mahadaay waxaana halkaasi la sheegay inay isku Aruursanaayeen Ciidamo ka tirsan Dagaalyahanada Ururka Al Shabaab.

 
Waxaana sidoo kale wararku intaa ku daraayaan in Khasaaro uu soo gaaray Al Shabaabkii halkaasi la sheegay in ay isku Aruursanaayeen inkastoo aan illa hada la ogeyn Khasaaraha Rasmiga ah ee soo gaaray Dagaalyahanadii Ururka Al Shabaab.

Dad Deegaanka ah ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay isaga Bexeen Ciidamadii ka tirsanaa Ururka Al Shabaab iyagoona dib ugu noqday Goobihii ay Marka hore ka yimaadeen.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip