Akhri:-Liiska Magacyada Golaha Wasiirada Oo Dhameystiran

0
Tuesday March 21, 2017 - 13:39:40 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1959
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhri:-Liiska Magacyada Golaha Wasiirada Oo Dhameystiran

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goordhow ku dhawaaqay xubnaha Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 26 Wasiir iyo hal Ra'iisul Wasaare kuxigeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goordhow ku dhawaaqay xubnaha Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 26 Wasiir iyo hal Ra'iisul Wasaare kuxigeen.

Xasan Cali Kheyre ayaa Khudbad ka hor jeediyay Golaha Wasiirada inta aan lagu dhawaaqin waxa uuna sheegay in Wasiir kasta oo ka mid ah Xukuumaddiisa lala xisaabtami doono, isla markaana Wasiir walba la ogaan doono hantidiisa.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ka codsay inay kalsoonida siiyaan xukuumadda, isagoo uga mahad celiyay taageerada ay u muujiyeen shacabka Soomaaliyeed.


Hoos ka Akhriso Liiska Wasiirada oo Dhameystiran


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip