
0
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa lagu sheegay in kulanka Sabtida uu ku hor imaanayo Madaxweynaha uu yahay mid dib loogu noqonayo ansixinta iyo hirgelinta heshiiskii 17 September si dalku u galo doorasho.
"Waxaa magaalada la soo geliyay warar lagu been abuuranayo Golaha Shacabka oo sheegaya in la damacsan yahay in xilka laga qaado Ra’iisul Wasaare Rooble.
Arrintan ayaa ka dambeysay kaddib markii Warbaahinta ay soo gudbisay xogo sheegaya inuu jiro qorshe ay damacsan yihiin Xildhibaanada oo ah in xilka laga qaado Ra’iisul Wasaare Rooble.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392223
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84138
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67991
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55535
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54049
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50389
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44289
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43652
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38758
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38237
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1757
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2302
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2108
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1868
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1956
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1850
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1916
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2367
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2326
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2084

Qal qal soo wajahay hogaanka sare ee Golaha shacabka
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu jiro isku day la doonayo in xilka looga qaado Ra'iisul Wasaare Rooble.