MUQDISHO WAA MAGAALO AYAAN DARAN OO NINKII LA JECLAADO LOO MEHRIYO MIDKII LA NACANA LAGA FURO! (SHIIQAALOW)

0
Wednesday April 12, 2017 - 09:27:31 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MUQDISHO WAA MAGAALO AYAAN DARAN OO NINKII LA JECLAADO LOO MEHRIYO MIDKII LA NACANA LAGA FURO! (SHIIQAALOW)

    Isbadal Maamul oo waqtigiisa laga soo hormariyay ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho, dharaar cad ayaa la eryay Gudoomiyihii G/Banaadir ahna Duqii Muqdisho oo in badan ku guuleystey horumarinta G/Banaadir, kursigii odeyga laga kacshay waxaa lagu fariis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isbadal Maamul oo waqtigiisa laga soo hormariyay ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho, dharaar cad ayaa la eryay Gudoomiyihii G/Banaadir ahna Duqii Muqdisho oo in badan ku guuleystey horumarinta G/Banaadir, kursigii odeyga laga kacshay waxaa lagu fariisiyay qurbe jooge da' yar oo saaxiib dhaw la ah Madaxweyne Farmaajo, Dawladda Federaalka oo Xoog, Af-duub iyo Sharci daro ku haysata Muqdisho ayaa Magaalada marba ninkii ay jeclaato u mehrisa midkii ay nacdana ka furto.
Daadkii Gu’ga ee ka curtey meelo ka mid ah Gobolada Soomaaliya ayaa la-tagey Sheikh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo taageerayaashiisu ay ugu yeeri jireen {Madaale}, mar haddii daaqadda laga baxshey Gudoomiyihii hore ee Gobolka ayaa is-weydiintu waxay tahay qurba joogaha Muqdisho loo aroosiyay ma ka reyn {wanaagsanaa} doonaa mise waa ka dari doonaa wadaadkii xilka laga qaadey?

Saadaal ahaan maxay kula tahay Gudoomiyaha cusub in uu la imaan karo ma sheekadii qurba joogta ayuu la soo shir tagi doonaa, ma Kalitalisnimo ayuu la imaan doonaa, ma waxqabad, Maamul wanaag iyo soo dhicinta xaqii Muqdisho ayaa laga fili karaa mise inuu ku tunto shaqaalaha D/Hoose ayaa looga cabsi qabaa?, fadlan nala wadaag fekerkaaga suuban.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip