Wiil 17 sano jir ah oo xalay lagu Dilay toorey Magaalada Uppsala.

0
Saturday August 18, 2018 - 14:31:20 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1177
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiil 17 sano jir ah oo xalay lagu Dilay toorey Magaalada Uppsala.

    xalay fiidkii waxaa magaalada Uppsala lagu dilay wiil dhalinyaro ah kaasi oo u dhintay dhaawac soo gaaray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xalay fiidkii waxaa magaalada Uppsala lagu dilay wiil dhalinyaro ah kaasi oo u dhintay dhaawac soo gaaray.

Wiilkaasi oo 17 sano jir ah ayaa lagu toorey toorey nawaaxiga xaafada Kvarngärdet oo falkaasi ka dhacay.


 
Booliska oo gaaray goobta uu ka dhacay weerarka ayaa marka hore u tagay wiilka oo dhaawac ah hase yeeshee dhaawaca ayuu waqti danbe ugu dhintay isbitaalka.

booliska ayaa isla goobta ku xiray labo qof oo looga shakinsanyahay in weerarkaasi ay ka danbeeyeen.

Somaliska Stockholm

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip