Qodobada looga hadlayo Kulanka maanta ee Golaha Shacabka

0
Saturday October 06, 2018 - 08:38:27 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qodobada looga hadlayo Kulanka maanta ee Golaha Shacabka

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 6-da bisha Octoober 2018, waxa ay kulan ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 6-da bisha Octoober 2018, waxa ay kulan ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka maanta ayaa waxa uu yahay aqrinta koowaad ee hindise sharciyeedka nashqadeynta Magaalooyinka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa loo diray saakay fariimo ku aadan in maanta uu jiro kulanka Golaha Shacabka,kaasi oo Ajendihiisu yahay aqrinta koowaad ee hindise sharciyeedka nashqadeynta Magaalooyinka.

Ammaanka Xarunta Golaha Shacabka ayaa saakay aad loo adkeeyay,iyadoona Ciidamada amniga ay xireen Wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa Xarunta Golaha Shacabka.









Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip