Qiso Cajiib ah, oo dhex martay Cali Bin Abii Daalib Rc iyo Gabadhiisa Zeynab Bintu Cali Rc.‏

0
Thursday May 21, 2009 - 19:57:32 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1915
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qiso Cajiib ah, oo dhex martay Cali Bin Abii Daalib Rc iyo Gabadhiisa Zeynab Bintu Cali Rc.‏

    .ExternalClass .EC_hmmessage P {padding:0px;} .ExternalClass body.EC_hmmessage {font-size:10pt;font-family:Verdana;} Zaynab oo ahayd gabar uu dhalay Cali Ibn Abi Dalib (rc) ayaa maalin waxay waydiisay aabeheed inuu jecel yahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.ExternalClass .EC_hmmessage P {padding:0px;} .ExternalClass body.EC_hmmessage {font-size:10pt;font-family:Verdana;} Zaynab oo ahayd gabar uu dhalay Cali Ibn Abi Dalib (rc) ayaa maalin waxay waydiisay aabeheed inuu jecel yahay.

Kadib ayuu u sheegay inuu aad u jecel yahay. Markaas ayay waydiisay inuu Ilaahay (sw) jecel yahay.
Cali (rc) ayaa u sheegay gabadhiisa inuu aad u jecel yahay Ilaahay (sw).

Gabadha oo markaa aad yarayd ayaa waydiisay aabeheed sida uu u jecel yahay iyada iyo Ilaahay (sw).
Cali (rc) oo muusasha ay ka muuqato ayaa ku jawaabay: “Aabe,

waan ku jeclahay maxaa yeelay Ilaahay (sw) ayaa amray inuu aabaha jeclaado caruurtiisa.
Marka hadaan ku jeclaado waxaan jeclahay Ilaahay (sw)”.

Faa’iido: jacaylka aad u hayso ubadkaada waa mid ka tarjumayo jacaylka aad u hayso Ilaahay (sw).
Tan labaad, waa waajib inuu waalidku jeclaado caruurtiisa.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip